Wararka Gudaha

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo lagu soo dhoweeyay Beijing

0
-Safiirka cusub ee ay dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Shiinaha danjire Hodan Cusmaan Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyay Caasimadda waddankaas ee Beijing. Danjire Hodan Cusmaan...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Soomaaliland

0
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaaย  ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay codad gaarayoย  63.92%. Cabdiraxmaan Cirro...

Guddiga doorashooyinka oo kulan wada tashi ah la qaatay bulshada rayidka

0
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda JFS iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka...

Hayโ€™adda SoDMA oo gargaar u qaybisay barakacayaal ku nool Muqdisho

0
Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qaybisay 500 oo qays oo ka kooban danyar,...

Wasaaradda hawlaha guud iyo UNOPS oo kala saxiixday heshiiska horumarinta biyo-mareenada Baydhabo

0
Heshiiskan oo ay kala saxiixdeen Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dib-u-dhiska iyo guryaynta XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur iyo Hayโ€™adda Qaramada Midoobay ee UNOPS ayaa...

Saraakiil ka tirsan hayโ€™adda socdaalka oo tababar loogu soo gabangabeeyey Masar

0
Qaahira: Tababarka oo ku saabsanaa xakameynta, ilaalinta xuduuddaha, baarista dukumintiyada iyo ka hortagga tahriibinta dadka, waxa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay dowladaha...

Soomaaliya iyo Denmark oo kala saxiixday heshiis deyn looga cafiyey Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Denmark u jooga Soomaaliya Mr. Steen Sonne Andersen ayaa maanta si wadajir...

Raโ€™iisul Wasaare Xamse โ€œHanaanka doorasho ee Axmed ka wado Kismaayo waa sharci daroโ€

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayay munaasabadda xil wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka sareeyo-gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa...