Wararka Gudaha

Wasiir Fiqi oo daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda,...

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka oo doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga

0
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay kulan guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga...

Horin ka tirsan Banda Musikada Booliska oo tababar loogu soo xiray Akadeemiyada Gen. Kaahiye

0
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa tababar usoo xirey horin ka tirsan Banda Musikada Booliska kuwaas oo muddo tababar...

Wasiir Fiqi oo ka warbixiyay wadahadaladii ka dhacay dalka Turkiga ee u dhaxeeyay Soomaaliya...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ayaa ka hadlay qodobbo dhowr...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo New Delhi uga qaybgalaya shirweynaha Hindiya iyo Afrika

0
New Delhi: Shirweynaha sannadlaha ee ganacsiga Hindiya iyo Afrika ee (Indian African conclave 19th CII) oo ka Sacdo magaalada New Delhi ee dalka Hindiya,...

Ciidanka NISA oo fashiliyey 2-gaari oo qaraxyo waday

0
Ciidamada Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Nisa ayaa fashiyay labo gaari oo ay khawaarijta al shabaab kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen...

Golaha shacabka oo mar kale ka dooday hirgelinta canshuurta iibka

0
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Laanta bixinta Baasaboorada ee degmada Boondheere

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorada oo laga hirgeliyey degmada Boondheere, taas...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Shiinaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee ay dowladda Shiinaha usoo magacowday dalkeenna...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha’  Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII) ...