Wararka Gudaha

Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Jubada hoose

0
Kismaayo: Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada hoose waxay ku dileen maleeshiyaad badan...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qayb galay kulan looga hadlayo la dagaalanka Khawaarijta

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Abuukar iyo guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr Cabdulhakim Lukman oo si wada jir ah u guddoomiyay...

Taliyaha xoogga dalka oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka Militariga

0
Iyadoo laga duulayo xoojinta amarkii Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa dardar galinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa maanta Taliyaha ciidanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray cutubyo ka tirsan ciidanka cirka Soomaaliya oo tababar ku...

0
Asmara- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo  katirsan  ciidanka Cirka...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo qorshaynaya in ay yeeshaan xiriir xagga duullimaadyada tooska ah

0
Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota hay’adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada. Kulanka oo ka dhacay Garoonka...

Dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland oo wafdi u diray beelaha ku dagaallamaya degmada Luuq

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa Muqdisho ka sagootiyey wafdi uu hoggaaminayey Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud...

Shir weynihii Baarlamaanka Afrika ugu socday Koofur Afrika oo lasoo gaba gabeeyay

0
Johannesburg- Kalfadhigii saddexaad ee Baarlamaanka Afrika oo socday intii u dhaxaysay 24-kii Juun illaa 5-tii Luulyo,2024 ayaa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Ciraaq

0
Baqdaad: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha Dibedda ee dalka...

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeer hawleed ku jooga Shabeelaha dhexe

0
Al-kowtahar: Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneral Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-kowthar iyo deegaanka Daaru-nicma ee gobalka Shabeelaha dhexe, waxaana...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweynaha dalka Ciraaq

0
Baqdaad: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane Cabdi-Ladiif Jamaal...