Wararka Gudaha

Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo Khawaarijta kala wareegay deegaano dhaca gobolka Hiiraan

0
Jalalaqsi: Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay Deegaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha...

Wasiirka Waxbarashada oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska xoogga dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska ciidanka coogga Dalka kulamo kula qaatay hoggaanka wasaaradda iyo ciidanka...

Wasiirka amniga gudaha oo la kulmay safiirka Qatar

0
Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa la kulmay danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr Cabdullahi Bin...

Howlwadeeno ka tirsan wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo tababar uga furmay Shiinaha

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing uga qeyb galay furitaanka munaasabad lagu daah-furayay tababar ku...

In ka badan Toddoba xubnood oo khawaarijta looga laayay deegaanka Ceel-cadde ee galbeedka gobolka...

0
Baladweyne- Ugu yaraan Toddoba xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo ay Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ka fuliyeen Tuulada Ceel-cadde...

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee degmada Luuq

0
Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah nabadaynta beelihii dirirtu dhexmartay waxa...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr Cabdullahi Bin...

‘Kaamka Soomaalida ee GASA’ (WARBIXIN)

0
Shacabka Soomaaliyeed ayaa markaan u istaagay inay taageero u muujiyaan Walaalahooda Reer Falastiin gaar ahaan kuwa ku dulman Maarinka Gasa, waxayna Yuhuuddu ku hayaan...

Ra’iisul wasaare Xamse oo booqday Masjidka Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad

0
Baqdaad: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad. Ra’iisul wasaaraha...