Wararka Gudaha

Howlgal khasaare xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Baay

0
Ciidanka Daraawiishta Degmada Buur-Hakaba ayaa howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Deegaanka Jameeco oo qiyaastii 25km ujira Degmada Buur-Hakaba Ee Gobolka Baay. Taliyaha Ciidanka...

Natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir oo lagu dhawaaqay

0
Agaasinka guud ee Waxbarashada Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta shaaciyay Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir kaas oo ay sanadkaan u fariisteen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixiyay kulan xalay Ra”iisul Wasaaraha uu la qaatay ganacsatada

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Iimaan Biixi Cige oo ka warbixiyey kulankii uu caawa Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre la yeeshay ganacsatada, ayaa...

Xukuumadda iyo Ganacsatada oo isla qaatay bixinta canshuurta Iibka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukyumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, iyada oo kulanka diiradda lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay cabashada Bajaajlayaasha

0
Madaxweynaha dowladda FS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, isagoo dul istaagay arrimaha dalka ka taagan oo ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo muhiim...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaloya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cabashada shacabka ee arrimaha Canshuuraha, difaaca madax-bannaanida...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo daah furay koorsooyin luuqadeed oo sare loogu qaadayo tayada diblomaasiyiinta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin...

kulanka golaha shacabka oo looga dooday Hindise sharciyeedka badbaadada dhir beereedka

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 13-aad, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo furay Shir looga hadlayo horumarinta Aqoonsiga Dadweynaha

0
-Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) ayaa daahfuray shirka wadatashiga qiimaynta qaab dhismeedka sharci iyo kaabayaasha...

Wasiirka Caddaallada iyo Dastuurka XFS oo Shir uga qayb gelaya Maraykanka

0
Ohio:-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuummada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeyb galaya shir heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo dhameystirka Dastuurka,...