Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabbilay madax ka socota WFP Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxda iyo kuxigeenka xafiiska...
Bandhigga hal-abuurka fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in ay dowladdu hiigsanayso horumar ballaaran haddii ay haweenku la...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka qaybgalay Shirka Jaamacadda Carabta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, iyo Wafdi uu hogaamanaayo ayaa maanta ka qaybgalay meertada 162aad ee shirka Golaha...
Shir ku saabsan dhismaha waddooyinka dalka oo Muqdisho lagu soo gabangabeeyey
Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gabangabeeyey shir u dhaxeeyey wasaaradda hawlaha guud iyo dib u dhiska dowladda FS iyo wasaaradaha hawlaha guud ee dowlad...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir ku saabsan xeer-nidaamiyayaal muhiimka ah.
Nairobi: Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka(HIQ), iyadoo kaashaneysa hay’adda maaliyadda caalamiga ah (IFC), ayaa qabatay aqoon-isweydaarsi diiradda lagu saarayo xeernidaamiyeyaasha tartanka suuqa isgaarsiinta iyo xargaha fiberka...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay shirka Wada tashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran 2025-2029
Dhuusamareeb- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga...
Duqa Muqdisho oo furay Madasha La-tashiga Bulsho ee Maqaamka Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Madasha La-tashiga Bulsho ee Maqaamka Muqdisho iyo Xuquuqda Gobolka Banaadir,...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay in ay ilaaliyaan wadajirka iyo madax...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay in ay ilaaliyaan wadajirka iyo madaxbannaanida dalka.
Mudane, Xamsa oo ka hadlayay munaasabad Dhagax dhig...









