Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir ku saabsan sare u qaadidda Dakhliga Dowladda hoose

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay sare u qaadidda...

Golaha Shacabka BJFS oo maanta Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi aheyn

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi ahayn, kulankaas oo uu ka qayb geli doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Urur...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo sheegtay in ay korortay tirada dhimashada khawaarijta lagu laayay Jubbaland

0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Labo X/le Sheekh Abuukar Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay sii korortay tirada dhimashada iyo maxaabiista laga...

Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa saacadihii lasoo dhaafay isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buula -Mareer ee...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Nairobi kaga qayb galay shir muhiim ah

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka daah-furay shir maqaamkiisu sarreeyo oo lugu falanqeynayay dhammeeystirka iyo...

Wasiirka Dastuurka oo soo xiray kulan ku saabsanaa maqaamka Caasimadda

0
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa soo xiray Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka, oo shalay...

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga oo Kismaayo gaaray

0
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda  ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS Xildhibaan Jibriil Cabdirashid Xaaji Cabdi, oo iskugu jira Xildhibaano ka tirsan BFS,...

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee aqalka sare oo guddoomiyey kulan uu ka qayb galay...

0
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta shir guddoomiyay kulan gaar ah oo...

Dowladda FS oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirnayd Liibiya

0
Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay’adda IOM ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo maanta codeeyay doorashada golaha deegaanka ee degmada Garoowe

0
Garoowe- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta codkiisa dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka ee degmada Garoowe, isagoo ka codeeyay goobta codbixinta ee...