Ciidanka Qalabka sida oo jab xooggan khawaarijta ugu geystay jubbada Hoose
In ka badan 80 Khawaarij ah oo isugu jira horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ayaa lagu dilay hawlgal ka hortag ah oo ay Ciidanka Xoogga Dalka...
Wasiir Cali Balcad :Shirweynahan waxaa looga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa awooda Qurbajoogta Soomaaliyeed
Doha:-Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda XFS Cali Balcad ayaa faah faahin ka bixiyay shirka Qurba-jooga Soomaaliyeed oo maanta Doha uu ka furay Ra’iisula wasaaraha...
Khawaarijta oo lagu xasuuqay Jubbada Hoose Hub badanna looga furtay
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay afka ciida u daray khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee gobolka Jubada hoose, iyadoo...
Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmaya magaalada Doha
Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed,...
Ciidanka Xoogga oo fashilay weerar ay khawaarijtu Ku dooneysay in ay ku qaadaan deegaan...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka fashiliyay weerar fuleynimo ah oo ay Khawaarijtu ku dooneysay in ay ku qaadaan deegaanka Harboole ee degmada Afmadoow ee...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cali-Gaduud
Hirshabeelle:- Maamulka, dhaqanka, wax-garadka, haweenka, kooxaha hiddaha iyo dhaqanka, iyo bulshada degmada Cali Gaduud ayaa galabta si wadajir ah u soo dhaweeyay wafdi uu...
Wasiirka shaqada XFS oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socotay hey’adda UNICEF
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimana Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshey...
Ra’iisul wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Ra’iisul Wasaare...
Wasiirka Cadaaladda oo furay shirka wadatashiga Qorshaha Istiraatiijiyadda Asluubta Soomaaliyeed
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta furay shirka Wadatashiga Qorshaha Istiraatijiyadda Asluubta Soomaaliyeed.
Shirkaan waxa ka soo qeybgalay Xeerilaaliyaha...
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan hoostaga Buurhakaba
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada ee gobolka Bay...










