Madaxda wasaaradda warfaafinta oo warbixin siisay guddiga adeega bulshada aqalka sare
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka ee aqalka sare, oo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa xafiiskooda maanta kulan kula yeeshay Wasiirka wasaaradda...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qarabada midoobay...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuusan hakad ku iman duullimaadyadii Muqdisho iyo Baydhabo
War ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inaysan jirin isbeddal ku yimid duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba.
“Hay’adda...
Madaxweynaha Masar oo billad sharaf guddoonsiiyay Wasiirkii hore ee Awqaafta C/qaadir Baqdaaddi
Wasiirkii hore ee Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS, Sheekh C/qaadir Sheekh Cali Ibraahim “Baqdaaddi” ayaa ka qeyb galay xuska sanad guurada dhalashada Nabigeenna Muxamed...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo saxiixay buugga tacsida ee Ugaas Faracadde
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo booqday hoyga ay taalo gogosha tacsida ee Alle ha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo furay shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta...
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay degaanka Baraag Cali gaduud
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howgallo qorshaysan ka wada degaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.
Ciidamada ayaa saaka la wareegay degaanka Baraag...
IGAD oo mar kale sheegtay in ay ka go’an tahay dhowrista madax bannaanida Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa markale caddeeyay sida ay IGAD uga go’an tahay dhowrista madax bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee...
Soomaaliya oo ka mid noqotay hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA)
Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud ee 68-aad ee Hey’adda...
Hay’adda SoDMA oo kaalmo u dirtay degmada Balcad oo fatahaadi saamaysay
Hay’adda maareynta Musiiboyinka ayaa caawa gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe, oo tuuloyin hoostaga uu fatahaad qasaaro...









