Wararka Gudaha

Maamulka gobolka Banaadir oo daah-furay barnaamijka nidaaminta dhulka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Nidaaminta Dhulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo la adeegsanaayo Teknolojiyadda...

Golaha shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo Hindise...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraatka...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonaysay in ay u tahriibaan...

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonayay in ay ka tahriibaan dalka Tunisia, halkaas oo ay doonayeen in ay ka...

SoDMA iyo hay’adda Daryeelka Hooyada oo yeeshay heshiis ku aaddan ka wada shaqaynta arrimaha...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad ah kula saxiixday guddoomiyaha...

Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo $20,000 ku wareejiyay qoys ay waxyeello culus kasoo gaadhay...

0
Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ayaa deeq lacageed oo gaareysa 20,000 oo dollar waxa ay ku...

Maxkamadda sare oo maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali

0
Maxkamadda sare ee JFS ayaa maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali Macallim Daa’uud oo ku eedeysan in uu gubay Xaaskiisa...

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamad horgeeyay mas’uul lagu eedeeyay Xadgudub iyo Anshax...

0
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir horgeeyay Ertugrul Karafiyeli oo ah Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori, ahna muwaadin u...

Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay khuburro sharci oo Dalka Suudan ka socda

0
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Professor Axmed Ismaaciil iyo Professor Maxamed Al faatix oo ah...

Xoghayaha golaha shacabka oo ka qaybgalay shirka xoghayaasha Baarlamaanka Afrika

0
Johanesburg: Xoghayaha guud ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri oo ka mid ah Golaha fulinta ee xoghayaaasha Baarlamaanka...