Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xoghayaha IGAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu oo ay...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo qaabilay madaxa UNICEF
Wasiirka wsaaradda tamarta iyo khyeraad ka Biyaha XFS Xildhibaan Cabdullahi Bidhan ayaa kulan labba geesood ah xafiiskiisa kula yeeshay madaxa hayadda (UNICEF) Marwo Wafaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Faracadde
Madaxwaynaha JFS mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo tacsida AUN Ugaaska beesha murusade ayaa saxiixay Buugga...
Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay dowladda
Maslax Maxamed Aadan oo magaca afgarashadiisu yahay Yoonis , 26 jir ku dhashay Buur-xakaba ayaa isku so dhiibay Ciidanka deegaanka ee sugan degmada Xarardheere...
Madaxweyne Qoor-qoor oo xarigga ka jaray suuq-weynaha xoolaha magaalda Gaalkacyo
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahaan howlo shaqo u jooga magalaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xarigga ka jaray suuq-weynaha...
Wasiir Fiqi oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta IGAD
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta Urur gobaleedka IGAD Dr’ Workneh Gebeyehu.
Ujeedka...
Boliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin lagu soo eedeeyay dil
Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane CabdiCasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto inuu ceego ku dilay Marxuumad Maa’iddo Maxamed...
Ra’iisul wasaare Xamse oo booqasho ugu tagay qoyska AUN Ugaas Cabdullaahi Fara-Cade si uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-Cade), si...
Kulamo muhiim u ah xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha oo Beijing kusoo dhamaaday
Beijing- Mas’uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in horumarinta adeegyada caafimaadka ay ka mid tahay qorshaha...
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in horumarinta adeegyada caafimaadka ay ka mid tahay tiirarka ugu muhiimsan ee qorshaha xukuumadda.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...










