Wararka Gudaha

ISKU DHEELITIRKA GANACSIGA

0
Soomaaliya waa dal Qani ku ah Kheyraad badan balse la dayacay goor hore, Nimcadda ALLAH SWT dalkani ku maneystay lama soo koobi karro laakiin...

XIISADDA BADDA DHEXDHEXAAD LAGAMA NOQON KARO

0
Isxulufeysiga ka jira adduunka maanta waa wax iska caadi ah, dunidana raalli ka tahay haddii dal dal ka awood roon uu ku soo duulo,...

Booliiska oo ka warbixiyey khasaraha ka dhashay qaraxii Liido

0
Afhayeenka Ciidanka Booliiska soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadam Xasan oo goor dhowed Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar xalay kooxaha Khawaarijta...

BADDA SOOMAALIYA WAA LAMA TAABTAAN OO BIYO KAMA DHIBCAAN AH

0
Taariikhda waxay noo sheegeysaa in labada cadow ee dalka soomaaliya leeyahay yihiin deriskeeda kuwaasoo weli heysta dhul soomaaliyeed qarnigaan 21aad dunida. Keennee hadlaba oo siyaasi...

Mas’uuliyiin isbitaallada Muqdisho ku booqday dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii khawaarijta

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidamada Ammaanka oo soo afjaray weerarkii khawaarijta ee Xeebta Liido

0
Ciidamada Ammaanka ayaa soo afjaray weerar ay kooxaha Khawaarijta ku soo qaadeen shacab ku waqti ku qaadanayay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa toogtay...

Khawaarijta oo weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah

0
Kooxda ka tirsan Khawaarijta arxanka daran ayaa weerartay dad shacab ah oo ku sugnaa xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis. Ciidamada Amniga ayaa wada hawlgal isugu...

Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo kulan la yeeshay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Serbia

0
Belgrade: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia Danjire Maxamed Abdullahi Axmed ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga,...

Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jabuuti oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

0
Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayo S/Guuto Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil, qeybna ka yihiin Madaxa Howlgelinta ciidanka Jabuuti iyo...

Deeq xoolo ah oo maanta la gaarsiiyay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee Ceeldheer

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ayaa maanta helay deeq xoolo ah oo ay soo gaarsiiyeen xildhibaanno ka soo...