Wasiir Caddaalla oo dhiirigaliyay sameynta urur ay ku mideysan yihiin Soomaalida Belgium
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa khadka isgaarsiinta kaga qeybgalay xaflad lagu maamusaatey daahfurka urur ay ku...
Taliye Sulub”Waan ku faraxsanahay in aan la kulmo Boliiska iyo Bulshada oo halgoob wax...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Ahmed Firin oo la hadlay qaar kamid ah ciidanka iyo ururada bulshada oo loo qabtay tababar aqoon kororsi...
Turkiga” Israa’iil waxay dooneysaa in dagaalka Qaza uu ku fido gobolka
Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo taleefoon kula xiriiray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dilka Israa’iil ee hoggaamiyaha Xamaas uu dhaawac weyn...
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Midnimo Soomaaliyeed waxay ku xiran tahay wadajirka Culumaa’udiinka Soomaaliyeed”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa’udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa soo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa...
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo kulan mira dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Ciraaq
Cairo– Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Safaaradda...
Danjire Maxamed oo la kulmay Agaasimaha Guud Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Serbia
Belgrade– Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waxa uu kulan shaqo la yeeshay Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo...
Carruurta ay ka geeriyoodeen Shuhaddadii naftooda u huray Qaranka oo la dhiirigeliyay
Munaasabad lagu dhiira-galinayay carruurtii ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee shuhadadii naftooda u huray Difaaca Qaranka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Safaaradda Turkiga ee...
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo ka arrinsaday howlaha hortebinta u leh Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka...
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo baaq u jeediyay Culimada Soomaaliyeed
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ka qeyb galay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii afaraad galay ayaa ugu baaqay...










