Mas’uuliyiin kala duwan oo si adag ugu hadlay weerarkii bahalnimo ee Khawaarijtu ka gaysteen...
Guddoomiyihii hore ee Golaha shacabka ee BJFS Maxamed Mursal oo si adag uga hadlay weerarkii xalay Khawaarijtu ku beegsatay shacabkii ku sugnaa xeebta Liido...
Ra”iisulwasaare Xigeenka Dalka: Xukuummaddu waxay laba jibaari doontaa gurmadka Shacabka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Guddoomiyay kulan looga hadlaayay sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa shacabkii...
Ra’iisulwasaare Xamse: Falkii bahalnimo ee ka dhacay xeebta Liido waxa uu muujinayaa hadafka cadawga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay falkii bahalnimo ee kooxaha Khawaarijta ah ku xasuuqeen xalay shacab Soomaaliyeed...
MUSAAFURKII LA MARTI SOORAY
beri baa nin safar ah usoo hoyday reer meel Miyi ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa, u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Deg Deg ah la qaatay Laammaha Amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laammaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha...
Dad shacab ah oo ku geeriyooday Miino kooxda Khawaarijtu dhigtay jidka u dhexeeya Jowhar...
kooxda khawaarijta ee arxanka darran ayaa saaka qarax miino nooca dhulka la geliyo ah u dhigtay Dad Shacab ah oo ku safrayey Wadadda u...
MUHIIMADDA GANACSIGA BEERAHA
Beeruhu waa nidaam hal-abuur ah oo aynu ku beeran karno dalagyo wanaagsa, waxaana jira nuucyo badan oo beeraha oo aynu ku abuuran karno dalagyo...
Culimada Soomaaliyeed” Khawaarijtu waa qoom Alle fidneeyay, shacabka waxaan ugu baaqeynaa in ay iska...
Culumada Soomaaliyeed ayaa si weyn u cambaareysay weerarkii xalay kooxda Khawaarijta arxanka daran ay ku qaadeen Maqaayadda Peach View oo ku taal xeebta Liido,...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday Shacabkii ku dhaawacmay Qaraxii Liido
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa Isbitaalada Erdogen iyo Madiina ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku...
MAXAYNU DUNIDA U DHOOFIN KARNAA
Intii aanay gumeystayaasha faranjigu qabsan oo kala qaybsan, soohdin beenaadyada iyo seerayaashana ku kala qoqoban
Soomaalidii hore ayagoon lacagna aqoon, dowlad iyo talis wax u...










