Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin inuu noqdo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaal sare

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan doona hirgelinta qorsheyaasha muhiimka ah ee...

Wasiirka Qoyska oo la kulmay safiirka Sacuudiga

0
Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta Xaquuqul insaanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safaaradda Sacuudiga ayaa ka wada shaqeyn doona mashriic kala duwan, kuwaas oo kala ah;...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa darajada Sarreeye Gaas u...

Wasiirka amniga oo qaabilay safiirka Shiinaha

0
Wasiirka amniga gudaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Yu Wang,...

Wasiirka deegaanka oo New York uga qaybgashay shirka maalgashiga Afrika

0
New York: Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb Khadija Maxamed Al-makhzoumi ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Shirka Maalgashiga Afrika, halkaas oo...

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay dhigiisa dalka Azerbaijan

0
Baku: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbajan kulan kula qaatay dhigiisa dalkaasi Jenaraal Zakir...

Shir looga hadlayo dib u habaynta dhaqaalaha dalka oo Turkiga lagu soo gabangabeeyey

0
Istanbul: Waxaa maanta la soo gaba gabeeyey dib u eegistii 2-aad ee Barnaamijka ay taageerto hay’adda lacagta adduunka IMF ee dib u habaynta Maaliyadda...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah

0
Ankara- Xarunta War-bixinnada Maaliyadda Financial Reporting Center (FRC) ee Soomaaliya iyo hay’adda sirdoonka maaliyadda ee Turkiga (MASAK) ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta XFS oo gaaray Jowhar

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad...