Wararka Gudaha

Saraakiil loo soo xiray tababar ku saabsan Isgaarsiinta

0
Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka iyo Booliiska ayaa maanta loo soo xiray tababar soconayay muddo 45 cisho ah kaasi oo ay...

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku adkeeyay shacabka muhiimada midnimada iyo wadajirka, isagoo xusay sida ay dowladda uga go’an tahay fulinta...

Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay...

Wasiirka Diinta oo kormeeray guddiga adeegga Xajka

0
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta kormeeray guddiga adeegga Xajka 1446 HJ ee 2025, isagoo ka dhageystay...

Ciidamo ka tirsan CXDS oo tababar ku saabsan isticmaalka qalabka isgaarsiinta loo soo xiray

0
Kismaayo:- Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka, qeybta 43-aad, ayaa maanta loo soo xiray tababar ku saabsan isticmaalka qalabka isgaarsiinta, kaas oo socday muddo...

Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya

0
Sebtember 5, 2024, Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, wuxuu khudbad kaga hadlay furitaanka Foorumka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee Beijing, isagoo ugu yeedhay mid si...

Wasiirka Deegaanka oo ka qayb gashay shir caalami ah oo looga hadlayo isbeddelka cimilada

0
New York: Shir heerkisu sareeyo oo looga hadlayay qaxootiga u barakacay isbedelka cimilada ayaa maanta ka dhacay magaalada New York, iyadoo ay ka soo...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Magacaabidda Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qayb galay Bandhigga Difaaca “ADEX” oo lagu qabtay dalka...

0
Baku:– Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ku sugan dalka Azerbaijan, ayaa ka qayb galay sanad guuradii 5-aad ee Bandhigga Difaaca “ADEX”,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

0
Awdheegle:– Guutooyinka Gorgor iyo 14-ka October ee ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, oo ay...