Wararka Gudaha

Guddiyada Dastuurka oo kulan la yeeshay lataliyaha amniga Qaranka

0
Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka iyo guddiga arrimaha Dastuurka u qaabilsan Baarlamaanka FS ayaa kulan la yeeshay  Lataliyaha Madaxweynaha ee...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Maraykanka

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Daua’uud Aweys ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley oo ay...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska iskaashiga difaaca iyo Amniga

0
Qaahira, Ogoosto 14, 2024 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane...

Guddoomiyaha SoDMA oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay suuqa Jowhar

0
Jowhar- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo hay’adda OCHA ayaa kormeeray suuqa...

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo qaabbilay Safiirka Soomaaliya u joogo dowladda Britain

0
Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo qaadanayso 3,000 oo macallin

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ayaa soo bandhigtay in ay qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin cusub ah, shaqadaas waxaa soo codsaday 26,570, oo kala...

Masar oo safaaradeeda Muqdisho dib u hawlgalisay

0
Dowladda Masar ayaa maanta oo talaaddo ah magaaladda Muqdisho ka furtey xarunta cusub ee safaaradeeda. Furitaanka xarunta cusub ee safaaradda masar ee Soomaaliya ayaa imaanaya...

Soomaaliya oo Hay’adda UNESCO u gudbisay meelo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee...

0
Madxafka Qaranka waa goob ilaalisa taariikhda iyo sooyaalka ummadi ay leedahay. Madxafka Qaranka oo la aas-aasay 1987-dii ayaa ka mid ahaa hay’adihii uu saameeyay...

Wareegga 2-aad ee wadada hadalka Soomaaliya iyo Ethiopia oo soo gabangaboobay

0
Ankara: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareegii 2-aad ee wadahalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo gareadeen ay...

Madasha todobaadka Soomaalida oo Qaahira lagu soo gabangabeeyey

0
Qaahira: Waxaa magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar lagu soo afmeeray kulanka toddobaadka Soomaaliya oo sannad kasta la qabto. Barnaamijka ayaa waxaa ka soo...