Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedka Xakamaynta kiimikada
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka Adeegga iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed,waxaana ogolaatay 151-Xildhibaan ma...
“Dhaq-dhaqaaqyada Militari ee ka hor imaanaya shuruucda caalamiga ah” (WARBIXIN)
Soomaaliya ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay taageero dheeraad ah siiyaan, si ay u wajahdo caqabadaha halista ku ah qaranimadeeda iyo xasiloonideeda, iyadoo khudbad...
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan doceedyo la qaatay qaar kamid ah wasiirrada dhiggiisa ah...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS, 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) oo ka qeybgalaya Shirweynaha Dhijitaalka ee Dowladaha Afrika 2024 oo ka dhacay magaalada...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka fadhigiisa 3-aad oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka fadhigiisa 3-aad ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, kaas oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh...
Dalal kamid ah caalamka oo ku celiyay inay lama taabtaan tahay Madaxbannaanida iyo midnimada...
Dowladdaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka oo Soomaaliya ka taageera dhinaca Ammaanka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareykanka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xaqiijiyay in khawaarijta lagu jabiyay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Khawaarijta lagu jebiyay howlgalo maanta iyo shalay ka socda deegaano ka kala tirsan gobollada...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo Dalka Cummaan uga qeybgalay shir muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada Waxbarashada ee Waddamada Islaamka, kaas oo lagu...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS oo la kulmay la taliye sare oo ka socday...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ku sugan magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay...
Isra’el oo duqeymo culus ka geysatay Lubnaan iyo Gaza
Wasaaradda caafimaadka Lubnaan ayaa sheegtay in 37 ay ku dhinteen 151 kalena ay ku dhaawacmeen weerarro duqeymo ah oo ka dhacay dalkaasi 24-kii saac...
Turkiga oo maalmaha soo socda shidaal ka baaraya Soomaaliya. warbixin
Maraakiib laga leeyahay dalka Turkiga ayaa qorsheynaya ineey soo gaaraan xeebaha Soomaaliya dhamaadka bishaan October, iyagoo billaabi doona raadinta saliidda iyo gaasta dabiiciga ah,...










