Wararka Gudaha

Ra’iisul-Wasaare Xamsa oo ka hadlay halka uu marayo shirka wadatashiga Qaran

0
Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wadatashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha oo...

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Ajendaha kulanka ayaa ahaa la Kulanka Wasaaradda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho. Ra’iisul...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

Wasaaradda qorsheynta oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aadan qorshaha isbadalka Qaranka

0
Wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dardargellinta oorshaha isbedelka...

Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta dambi baarista iyo goobo kale

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta dambi baarista Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee CID iyo...

Madaxweyne Qoorqoor iyo madax kale oo ka qaybgalay saxiixa mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho isla...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay xubno ka socday Midowga Jaamacadaha dalka

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, isagoo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Imaaraadka Carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutagga Imaaraadka...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Agaasimaha Hay’adda cuntada Adduunka WFP ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi uu hogaaminaayay Agaasimaha...