Wasiir Fiqi oo soo xiray tababarka Safiirrada cusub iyo saraakiisha diblomaasiyadeed
Danjire Axmed Macallin Fiqi wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah oo uu wehliyo wasiiru dowlaha wasaaradda Cali Balcad ayaa maanta si rasmi...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay qado sharaf uu Ra’iisal wasaare Xamse u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre ugu...
Agaasimaha hay’adda socdaalka oo qaabilay safiirka dalka Jabuuti ee Soomaaliya
Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa safiirka dowlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti u...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Batroolka oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Turkiga
Agaasimaha guud ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin katirsan...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo muqdisho ka furay barnaamijka Badmaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal.
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saarayaa taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta...
Xildhibaanada laga soo doortay gobolka Minnesota oo la kulmay Wasiir Al-Caddaala
Xildhibaannada laga soo doortay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran ugu soo dhoweeyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 59 khawaarij ah
Muqdisho, October 08, 2024: ilaa iyo 59 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgalo ay horkacayeen Ciidanka Qalabka Sida oo kaashanaya dadka degaanka iyo...
Xildhibaanada laga soo doortay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo la kulmay Wasiir Al-Caddaala
USA- Xildhibaannada laga soo doortay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran ugu soo dhoweeyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Ciidanka Danab oo howlgallo baaxad leh ka fuliyay degaanno ka tirsan Galgaduud
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska XDS Danab ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gariile oo hoostaga degmada Ceel-dheer...
Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa la Kulanka Wasaaradda...










