Go’aanno culus oo laga soo saaray lacagaha laga qaado Bajaajleyda Muqdisho
Iyada oo laga jawaabyo cabasho ka timid wadayaasha mootada bajaajta ayaa waxaa kulan deg deg ah oo ay yeesheen madaxda Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista...
Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo la dardaarmay 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi , ayaa maanta oo Axad ah kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho...
Maanta waxaa dalka ka hirgalay qaadista Canshuurta Gadista ee loo yaqaano (VAT)
Qiimaha lagu bilaabay Canshuurtaan oo ah 05% ayaa ah kan ugu yar waddamada geeska Afrika, taas oo ah u turis ay Dawladdu u turayso...
Madaxweyne Xasan: Dowladdan ajandaheeda koowaad waa in dalka laga xoreeyo khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda cadowga...
Howlgal khasaare xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Baay
Ciidanka Daraawiishta Degmada Buur-Hakaba ayaa howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Deegaanka Jameeco oo qiyaastii 25km ujira Degmada Buur-Hakaba Ee Gobolka Baay.
Taliyaha Ciidanka...
Natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir oo lagu dhawaaqay
Agaasinka guud ee Waxbarashada Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta shaaciyay Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir kaas oo ay sanadkaan u fariisteen...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixiyay kulan xalay Ra”iisul Wasaaraha uu la qaatay ganacsatada
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Iimaan Biixi Cige oo ka warbixiyey kulankii uu caawa Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre la yeeshay ganacsatada, ayaa...
Xukuumadda iyo Ganacsatada oo isla qaatay bixinta canshuurta Iibka
Ra’iisul Wasaaraha Xukyumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, iyada oo kulanka diiradda lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay cabashada Bajaajlayaasha
Madaxweynaha dowladda FS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, isagoo dul istaagay arrimaha dalka ka taagan oo ay ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo muhiim...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaloya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cabashada shacabka ee arrimaha Canshuuraha, difaaca madax-bannaanida...










