Ciidanka NISA oo fashiliyey 2-gaari oo qaraxyo waday
Ciidamada Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Nisa ayaa fashiyay labo gaari oo ay khawaarijta al shabaab kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen...
Golaha shacabka oo mar kale ka dooday hirgelinta canshuurta iibka
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Laanta bixinta Baasaboorada ee degmada Boondheere
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorada oo laga hirgeliyey degmada Boondheere, taas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Shiinaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee ay dowladda Shiinaha usoo magacowday dalkeenna...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha’ Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII) ...
Taliyaha NISA oo gaaray goobtii lagu fashiliyay qaraxyadii khawaarijta
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daahfuray Mashruuca iskaashiga Caalamka ee waxbarashada dalka
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Mashruuca iskaashiga Caalamka ee waxbarashada dalka.
Mashuurcan oo ay dowladda Soomaaliye ka taageerayaan saaxiibbada...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo China
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay Shirka lixaad ee iskaashiga China iyo Afrika ee dhinaca warbaahinta...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorrada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha...
Ciidammada Amniga oo fashiyay laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa
Ciidamada amniga ayaa duleedka Muqdisho ku qarxiyay labo gaari oo ay Khawaarijta arxanka daran ku dooneysay in ay ku waxyeelleyso Shacabka Soomaaliyeed.
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda...










