Wararka Gudaha

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Kooxda Bani’aadannimada ee Soomaaliya HCT

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira xaaladda dalka la qaatay Kooxda Bani’aadannimada ee Soomaaliya (HCT)...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabbilay Madaxa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka USAID

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Hay’adda...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furay kulliyadda duulista rayidka

0
Jaamacadda Mogadisho ayaa daah furtay kulliyaddii ugu horreysay ee lagu baranayo cilmiga duulimaadyada rayidka ah ee Soomaaliya, taas oo noqonaysa tallaabo horumarineed oo muhiim...

Guddiga gurmadka Qaran ee qaraxii Liido oo ka hadlay howlaha hortebinta u leh

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga gurmadka Qaran ee qaraxi Liido, Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku shir...

Wasiirka amniga oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay

0
Wasiirka amniga gudaha dowladda FS mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan. Kulankan ayaa lagu...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo guddoomiyay shir ku saabsan xasillinta deegaannada Hirshabelle

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan xasillinta deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka...

Wasiirka Maaliyadda XFS “Canshuur bixintu waxay kaalin ka qaadataa iskaashiga ganacsatada iyo dowladda”

0
Wasiirka Maaliyadda Biixi Iiman Cige ayaa sheegay in canshuur bixintu ay kaalin ka qaadato iskaashiga ganacsatada iyo dowladda si loo gaaro horumar guud.” Wasiirka Maaliyadda...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani’aadannimada

0
-Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda kula kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani’aadannimada ee Xafiiska Soomaaliya EU...

Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay madal lagu magacaabo Magan Forum, taas oo lagu sahminayo iskaashi maalgashi dhexmara dowladda iyo ganacsatada Soomaaliyeed. Shirkan ayaa waxaa...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo xarigga ka jaray xarumo cusub oo laga hirgeliyay Dekedda...

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha XFS mudane, C/llaahi Axmad Jaamac...