Wararka Gudaha

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray shirarka qaar ka mid ah guddiyada golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guda jira gudashada waajibaadkiisa shaqo iyo dardargelinta howlaha...

Shirka 19-aad ee Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada ee NAFISAT oo ka...

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay shirka 19-aad ee Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada ee NAFISAT. Hay’adaha duulista rayidka...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo la kulmay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis Lancinskas. Labada masuul ayaa kulankooda...

Ciidanka xoogga oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada hoose

0
Guutada 14-ka Octobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fulisay degaanno hoos taga tuulooyinka Jannaale iyo Shalanbood ee gobolka Shabeellada...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo deeq waxbarasho siisay arday u dhalatay dalka Suudaan ee ku...

0
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool Soomaaliya. Qoraal kasoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabbilay Ku-simaha Safiirka Suudaan

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya. Kulanka waxa diiradda lagu saaray...

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka XFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Seatle ee Dalka Mareykanka

0
USA- Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed oo si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Seatle ee Dalka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo gudbisay Wasaaradda Cadaaladda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Furay Shirka 7-aad ee Madasha Dhaqaalaha Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka....

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Qoyska

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqda aadanaha u magacaabay Marwo Xanaan Cabdicasiis Barre. Kulanka...