Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaha arrimaha ciidamada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha arrimaha Ciidamada Qalabka Sida...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun dil toogasha ah ku riday Askari horay dil...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xuku dil toogasho ah ku riday Mahad Cali Maxamuud oo katirsan ciidanka deegaanka ee degmada Deyniile,kadib dil uu...
Wasaaradda Maaliyadda oo dhaqangelisay dhimista lacagta iskaanka hubiyo badeecadaha kasoo dega Dekadda Muqdisho
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta oo isniin ah dhaqangelisay Hannaanka Khidmad-dhimista ee lagu go’aamiyay Qaraarkii Golaha Wasiirrada kuna saabsanaa in la dhimo 50% lacagta...
Wasiiru dowlaha Caddaaladda :Deegaanadii laga saaray Khawaarijta waxaan ka hirgalinay adeegga garsoorka”
Ku simaha Wasiirka Ahna Wasiiru Dowlada Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Muumino Sheekh Cumar,oo ka qeyb galeysay Bandhigga waxaqabadka xukuumadda Dan-qaran ayaa sheegtay in...
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud.
Gaadiidkaan ayaa sida gargaar...
Howlgal lagu dilay Horjooge iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo khawaarijta waxa ay ka sameeyeen galbeed Gobolka Shabeellaha Dhexe,halkaa oo ay ku dileen horjoogyaal...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Midowga Yurub
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Kulanka waxaa si qoto dheer...
Wasiirka Gaashaandhigga oo guddoomiyay shir looga hadlayey Arrimaha Xasilinta
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane Cumar Cali Cabdi, goobjoogna uu kaahaa...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan yeeshay sii hayaha ergayga gaarka ah QM u qaabilsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Sii hayaha Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Madaxweynaha warbixin ka siiyay waxqabadka wasaaradda
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud warbixin ka...









