Ra”iisul Wasaare Ku-Xigeenk oo furay munaasabadda Saxiixa Heshiiska iskaashi ee Hay’adda NIRA Bangiyada Dalka
Ra”iisal Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda Saxiixa Heshiiska Iskaashi ee Hay’adda Diiyaangelinta iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirk Cusub ee dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Shiinaha usoo...
Wasiirka Waxbarashada oo daah-furay Imtixaanka macalimiinta
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Imtixaanka laga qaadayo 13,252 qof Macallin oo u tartamayo...
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay Culimada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Hasan Macallin Maxamuud ayaa qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota la yeeshay kulan...
Dab khasaaro hantiyeed geeystay oo xalay ka kacay Suuqa Marwo Two ee degaanka Ceelasha...
Ku dhawaad 30 ka mid ah dukaamada suuqa weyn ee deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa xalay gubtay kadib markii Kooxda Khawaarijta qaraxyo ku xireen.
Qeybta Elektarooniga...
waxqabadkii ballaarnaa ee u qabsoomey labadii sano ee lasoo dhaafey.
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qeyb ka ah Bandhigga waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa soo bandhigtey waxqabadkii ballaarnaa ee u qabsoomey...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay Bandhiga waxqabadka xukuumadda Dan-qaran
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmaed Nuur (Madoobe) oo ka qeyb galay Bandhiga waxqabadka xukuumadda Dan-qaran oo lagu...
Madaxweynaha JFS oo qeyb galay bandhigga sanadlaha ah ee waxqabadka Xukuumadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay Munaasabadda sannadlaha ah ee bandhigga waxqabadka Xukuumadda DanQaran oo labo sano jirsatay.
Madaxweynaha...
Madaxweynaha JFS oo kormeeray bandhigga Waxqabadka Xukuumadda DanQaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mid mid u kormeeray bandhigga Waxqabadka Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran oo labo sano jirsatay, kaas oo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay canshuurta Iibka dalka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane...










