Wararka Gudaha

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay deegaannada Lambar 50

0
Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada hoose. Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad Gaari...

Xukunka Dil ka dhashay Haweeney mareysay bar hubin ah.

0
Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Madasha Garsoorka

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha. Madashan ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa dooddo...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Kawaanka Hilibka dharkeenley

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada...

Wasaaradda Beeraha oo daahfurtay xarunta la socodka saadaasha Hawada

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Wasiir dowlaha Wasaaradda,Agaasimaha guud iyo Agaasimaha Waaxda Waraabka iyo Hor-udiga ayaa ka...

Mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda oo la kulmay maamulayaasha Isbitaalada qaarkood

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda maaliyadda dowladda FS ahna ku simaha wasiirka mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo agaasimaha guud ee waaxda dakhliga mudane Faysal Maxamed...

Soomaaliya oo rajeynaysa in shidaal qodosta la bilaabo horraanta 2025

0
Dowladda FS ayaa tallaabooyin is xigxiga u qaatay in laga faa’iideysto khayraadka shidaalka, waxaana ay heshiis arrinkaas ku saabsan la gashay dowladda Turkiga. Dr Cabdirsaaq...

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

0
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo maanta furay Mashruuca Dowlad-kaab

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Cali Yusuf Cali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray caasimadda Muqdisho mashruuca Dowlad-Kaab. Kulanka...

Dowladda oo kaalmo lacageed siisay dhibanayaasha Qaraxii Liido

0
Guddiga gurmadka Qaran ee Qaraxi Liido ayaa xarunta Qaran ee hawlgallada gurmadka Degdegga ah ee hay’adda maareeynta Musiibooyinka kula kulmay ehellada dadkii ku naf-waayay...