Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo aqoon is-weydaarsi ku soo gabagabeeysay magaalada Kigali
Kigali, (SONNA): Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxa ay ku soo...
Afhayeenka Gaashaandhigga “Marna ma istaagin dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta”
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Abuukar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay dadaalada ciidamada ee ku wajahan la dagaalanka argagixisada...
Tallaalka cudurka dabeysha oo Gaza ka bilaabanaya Axadda soo socota
Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in 1-da Sebtembar uu Gaza ka bilaaban doono tallaalka cudurka Dabeysha, iyadoo kooxaha caafimaadka...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray ciidamo boolis ah
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin iyo Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta tababar u soo xirey qeyb Ka...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa si diiran loogu soo...
Wafdi ka socda Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kulamo wadatashi ah ka daahfuray...
Laascaanood: Guddoomiye ku xigeenka labbaad ee Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Mudane Mohamed Abdullahi Salad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka daahfuray magaalada...
Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay magacaabista Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo lamkulmay safiirada Turkiga iyo Sucuudiga u fadhiya dalkaas
Qaahira: Safiirka Jamhuuriyadda FS ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta booqasho ugu tagay...
Wasiirka arrimaha dibadda oo kulan daah-furan la qaatay shaqaalaha wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda FS danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa maanta oo Arbaco ah kulan furan la qaatay...
Wasiir dowlaha caafimaadka oo qaabishay madaxa hay’adda ACF
Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka dowladda FS Dr. Maryam Maxamed Xuseen ayaa kulan muhiim ah la qaatay madaxa hay’adda ACF (Action Against Hunger-USA), Mr. Charles...










