Wararka Gudaha

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Botswana uga qayb galay shirka 15-aad ee golaha warbaahinta...

0
Gaborone:  Shirka 15-aad ee golaha guud ee Warbaahinta Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Gaborone ee caaasimadda dalka Botswana. Shirka ayaa ajandahiisa yahay (Rajada...

Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wado laamiga ah oo laga hirgaliyey Gaalkacyo

0
Gaalkacyo: Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka xariga ka jaray wadada laamiga ah ee bartamaha Gaalkacyo oo la dhameeyay wejiga...

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay dhigiisa Turkiga

0
Izmir: Wasiirka wasaaradda gaashandhigga dowladda  FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta wasaaradda difaaca Qaranka Turkiga ee magaalada Izmir ee dalka Turkiga kulan wax...

Serbia oo Soomaaliya ka caawinaysa cilmiga duulista hawada

0
Belgrade: Danjiraha dowladda FS u fadhiya dalka Serbia Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay kuliyadda lagu barto wadista gaadiidka hawadda...

Wasaaradda amniga oo hirgalisay adeeg loogu talagalay ka hortagga maalgelinta argagixisada

0
Wasiirka amniga gudaha ee jamuuriyada fadaraalka Soomaaliya S/Guuto C/llaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag) ayaa daah furay adeegga Labarka gaaban “888” ee ka hortagga maalgalinta Argagixisada. Munaasabadaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Shiinaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha. Madaxweynaha ayaa halkaasi kaga qeyb...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo daahfuray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmaya maanta

0
Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee waddanka ayaa maanta...

Danjire Geelle “Itoobiya waxay kasoo horjeeddaa in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh.”

0
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Ambassador: Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Itoobiya ay kasoo horjeeddo isla markaana dhib ku ah in Soomaaliya...

Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal dhac ka geysanayay degmada Dharkenley

0
-Ciidanka Booliska saldhigga degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa soo xiray saddex nin oo hubeysan iyo Mooto Bajaaj ay wateen xilli dhac u geysanayeen...