Wasiirka Qoyska iyo xuquuqul insaanka oo qaabilay wakiilo ka socda UNICEF iyo UNSOM
Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqul Insaanka dowladda FS sareeye guud Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilo ka kala socday...
Wasiirka maaliyadda oo khudbad ka jeediyey madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka
Bloomington: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay πππππ¬π‘π gππ§πππ¬π’π π π’π²π¨ ππ’π«ππππ₯π-π²πππ¬π‘π ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²πππ ee Waqooyiga Ameerika oo...
Taliye Mustafe: Cadowga Soomaaliyeed innaga ayaa ku filan
Taliyaha Ururka 193βaad Guutada 19βaad ee kumaandoska Gor-Gor,Dhemme Mustaf Mohamed Husseen oo la hadlayay boqolaal kamid ah ciidanka kumaandooska Gor-Gor ayaa sheegay in ciidanka...
shaqaalaha Israel oo daneynaya xabbad-joojin iyo duqeymo weli ku socda Falastiin
Ciidamada Israaβiil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Marinka Gaza iyo deegaanada kale, iyagoo dilay tiro Falastiiniyiin ah oo rayid ahaa .
Dadka la...
Wasiir Biixi: Soomaaliya Dayn cafinta kaddib waxa ay sameysay horumar dhanka dhaqaalaha ah
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo safar shaqo ku tagay dalka Maraykanka ayaa Warbaahinta Qaranka uga waramay safarkiisa & guulaha dalkeenu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka Ergeynimo ka qaaday Cabdirashiid Jilley
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Cabdirishiid Maxamed Nuur Jilley oo ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee...
Soomaaliya Cadowgeeda koowaad waa Xabashida (WARBIXIN)
Cadowtinimada Soomaalida iyo xabashida waa mid soo soo jireen ah, waxa uuna ka soo bilowday Qarniga 15-aad, waxaana halganka Shumaca shiday Al- imam Axmed...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray Waddo laami ah oo laga hirgeliyay Degmada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Maagaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Waddo cusub oo laami ah, taasi oo laga...
Ciidanka deegaanka oo howlgal kula wareegay fariisimo ay Khawaarijtu ku laheyd deegaanno hoostaga degmada...
Ciidamada xoogga iyo kuwa dib u xorreynta ee Gobolka Hiiraan ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Halgan,halkaa oo ay...
Senator sheegay in heshiisyada caalamiga aysan wax door ah kuyeelan karin dowlad goboleedyadu
Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo katirsan Golaha Aqalka sare oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heshiisyada caalamiga ah ay awood u leedahay...










