Wararka Gudaha

Shir ku Saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda

0
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa shir guddoomiyay kulan lagu jaangoynayo yoolalka Wasaaradda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Soomaaliya (NTP...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS “Waxaan mar kasta u taaganahay fulinta qorshayaasha, siyaasadaha guud...

0
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo shir jiraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay dhacdadii hadal...

Mas’uuliyiinta hay’adaha ammaanka oo ka qeyb galay howlgallo lagu xaqiijinayay amniga caasimadda

0
Wasiirka Amniga Gudaha mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Sirdoonka Qaranka iyo Saraakiil kale ayaa xalay Ciidamada ammaanka kala qayb galay, howgallo...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeer ku tagay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo kormeer ku tagay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ayaa booqday qeyabaha kala duwan...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo sagootiyay saraakiil tababar ku soo qaadan doono dalka Masar

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa sagootin rasmi ah u sameeyay leyli saraakiil oo muddo sanad ah tababar ugu maqnaa...

Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023

0
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023, waxaana ogolaatay 167-Xildhibaan ,sedax xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay...

Israa’iil oo weerartay bartilmaameedyo ku yaalla Dalka Iran

0
Ciidamada Israa’iil ayaa weerarro ku qaaday bartilmaameedyo militari oo ku yaalla dalka Iran, iyagoo ka jawaabaya waxa ay ku sheegeen weerarro bilo ah oo...

Saraakiil ka tirsan SoDMA oo aqoon is weeydaarsi ugu soo gabagaboobay China

0
Khubarro iyo Saraakiil ka Socda Hey’adda SoDMA ayaa safar aqoon is weeydaarsi iyo tababar ugu soo gabagaboobay dalka Shiinaha. Tababarka aya lagu baranayey maareynta qataraha...

Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka oo si wayn loogu Minneapolis

0
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Amb. Dahir Hassan Carab, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, halkaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Maanta waa maalin kale oo caalamku arkayo in la maal-gashan karo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya...