Wararka Gudaha

GUUL IYO GUULDARRO WAA LABO IS GARABYAAL

0
Wey sahlan tahay sida guul lagu helo, laakiin waxaa adag sida lagu haysto qofku markii uu guuleysto ee uu farxad iyo marqaan uu is...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu hambalyeeyey dib-u-doorashadiisa. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar shaqo oo miro-dhal ah uu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kormeeray terminalka garoonka Baydhabo oo lagu soo kordhiyay qalab casri...

0
Baydhabo: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray Terminalka Garoonka magaalada Baydhabo oo la keenay qalab casri ah, kaas...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo

0
Wafdiga Madaxweynaha oo manta gaaray magaalada Gaalkacyo waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay wasiirro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug,maamuka degmada iyo dadweyne aad u fara...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida ugaas cabdullaahi ugaas xaashi ugaas faracadde

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS “waxaan soo dhoweyneynaa cid kasta oo buuuxisa sharciga shidaal...

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayin aysan jirin shirkad si gaar ah heshiis...

Culumada Hiiraan oo kulan dhiirigalin ah la qaatay ciidamada gobolkaasi

0
Sheekh Maxamed Xasan Caadle iyo Sheekh Ibraahim Xasan Cismaan oo la hadlay qeybaha ciidamada ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa ugu horeyn ku ammaanay...

Caalamka oo caro ka muujiyay 40 ruux oo lagu dilay dugsi ku yaalla Gaza

0
Militariga Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo dilay 40 kale oo Falastiiniyiin ah ,xilli ay sii kordhayaan cambaareyn caalamiga ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay kulan casho sharaf ah

0
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah oo Madaxweynaha Koonfur Galbeed,...