Wararka Gudaha

WAR SAXAAFADEED: Faahfaahin Hawlgalka Lagu Beegsadey Argagixisada Daacish (ISIS)

0
Muqdisho, 01-da Feberaayo 2025: Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka oo lagu beegsaday horjoogeyaasha sare iyo xubnaha...

Dhallinyarada gobolka Banaadir oo bilaabay in ay dhiiggooda ugu deeqaan ciidamada xoogga dalka

0
Ku dhawaad boqol dhallinyaro ah oo kamid ah ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa maanta dhiigooda ugu deeqay Ciidanka Xoogga Dalka ee qeybta ka ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Agaasime goboleedka UNHCR

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime...

Shirka Amniga koonfur galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Istiraatijiyada Xoojinta Amniga Deeganada...

Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo waqti la qaatay qaar ka mid ah shacabka caasimadda

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan...

Hamas oo sii deysay maxaabiis iyo Israel oo laga sugayo 183 ruux

0
Maamulka Xamaas ayaa ilaa hadda sii daayey laba ka mid ah saddex maxbuus oo Israaโ€™iili ah,kuwaas oo ku wareejiyay heyโ€™adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga...

Cali Jeyteโ€ Howlgalladii ugu dambeeyay waxaan ku dilnay Khawaarij ajaaniib ahโ€,

0
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte Cusmaan ayaa kka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Khawaarijta looga xoreeyey deegaanno...

Madaxweynaha Namibia oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya u fadhin doona dalkaas

0
Madaxweynaha Dalka Namibia Dr.Nangolo Mbumba ayaaย  warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Ambassador Maxamed Isaaq Ibraahim oo JFS u fadhin doono dalkaas. Munaasabad Kooban oo ka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley Kulan Madaxeedka 26aad ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), kaasi...