Kulamo muhiim u ah xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha oo Beijing kusoo dhamaaday
Beijing- Mas’uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in horumarinta adeegyada caafimaadka ay ka mid tahay qorshaha...
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in horumarinta adeegyada caafimaadka ay ka mid tahay tiirarka ugu muhiimsan ee qorshaha xukuumadda.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Wasaaradda Cadaaladda XFS oo qalab ku wareejisay xarunta farsamada ee Xabsiga dhexe
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, ayaa qalab koronto oo lagu tababarayo maxaabiista ku jirta jeelasha ku wareejisay xarunta farsamada ee Xabsiga dhexe.
Agaasimaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka , ayaa tilmaamay muhiimadda ay xaruntan u...
Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed oo tababar u qabtay qaar ka mid ah Suxufiyiinta dalka
Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maantay muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadidda aqoonta iyo xirfada wariyaasha...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay degaanka Jannaay Cabdalla
Kismaayo- Ciidanka Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaay Cabdalle ayaa soo af-jaray koox Khawaarij ah oo doonaysay in ay...
Wasaaradda Awqaafta XFS oo Beledweyne ka billowday wacyi gelin ka dhan ah khawaarijta
Beledweyne- Culimaa’udiin kasocday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimah Diinta ee XFS ayaa bulshada ku dhaqan magaalada Beledweyne waxay u qabateen kulan ku saabsan ka hortagga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo ku aaddaan dhalasha Nebiga SCW u diray Ummadda Soomaaliyeed
-Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).
“Bismillaah.
Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
Danjire Jabriil oo qaabilay Arday Soomaaliyeed oo wax ka barata Kenya
Nairobi- Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa xarunta Safaaradda ku soo dhaweeyay arday Soomaaliyeed oo wax ka barata Iskuulada Tacliinta...
Wasaaradda Maaliyadda oo bilowday jaangoynta misaaniyadda Dowladda ee 2025-ka
Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta lagu bilaabay ka wadahadalka...










