๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ-๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ q๐๐ซ๐๐๐ซ ๐ฅ๐๐ ๐๐ ๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐๐ฒ๐จ ๐ค๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐๐ก๐ b๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa meel-mariyey Qaraarka maareynta isticmaalka khaldan ee baraha bulshada.
Shirka oo uu guddoominayey Raโiisul...
Guddoomiyaha BJFS oo saxiixay buugga tacsida marxuum Ugaas Cabdi-Daahir
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida ee Allaha ha u...
Dowladda oo digniin u dirtay hayโadaha maxalliga iyo kuwa caalamiga ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hayโadaha maxalliga iyo kuwa caalamiga ee ka howlgala Soomaaliya ugu digtay in lala shaqeeyo ama lala macaamilo kooxaha khawaarijta.
War qoraal...
Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay madaxda hayโadda UNOPS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa aqalka dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay madaxda hayโadda UNOPS, Hydra...
Laba diyaaradood oo ku dhacay duleedka Washington
Diyaarad rakaab ah iyo mid kale oo helikobter ah ayaa ku dhacay meel u dhow garoonka qaranka Reagan ee duleedka Magaalada Washington, DC,sida ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo looga hadlay xaaladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay, Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha...
IGAD oo Soomaaliya kala shaqaynaysa ilaalinta deegaanka
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Iseddalka Cimilada JFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan muhiim ah maanta Xarunta La qabsiga Isbeddalka Cimilada iyo...
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay hawlaha xafiiska UNTMIS
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda FS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa soo gebagebeeyay kulan shaqo oo hal maalin ah oo...
Raโiisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee dalka oo furay xafiiska Qatar Airways ee Soomaaliya
Raโiisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Sheegay in duullimaadyada casriga ah ee dalka ku...
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeellada hoose
Ururka 164-aad, guutada 7-aad ee qeybta 12-ka Abriil ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka Booliiska degmada Wanlaweyn ayaa si wadajir ah u...










