Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland
-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si dhow ula socday doorashada dadweynaha Maamulka Soomaaliland ay codkooda ku dhiibanayeen ayaa hambalyo u...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ ๐ต๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ฒ๐ฒ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ
-Raโiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland oo ku guulaystay...
Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo lagu soo dhoweeyay Beijing
-Safiirka cusub ee ay dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Shiinaha danjire Hodan Cusmaan Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyay Caasimadda waddankaas ee Beijing.
Danjire Hodan Cusmaan...
Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Soomaaliland
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaaย ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay codad gaarayoย 63.92%.
Cabdiraxmaan Cirro...
Guddiga doorashooyinka oo kulan wada tashi ah la qaatay bulshada rayidka
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda JFS iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka...
Hayโadda SoDMA oo gargaar u qaybisay barakacayaal ku nool Muqdisho
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qaybisay 500 oo qays oo ka kooban danyar,...
Wasaaradda hawlaha guud iyo UNOPS oo kala saxiixday heshiiska horumarinta biyo-mareenada Baydhabo
Heshiiskan oo ay kala saxiixdeen Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dib-u-dhiska iyo guryaynta XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur iyo Hayโadda Qaramada Midoobay ee UNOPS ayaa...
Saraakiil ka tirsan hayโadda socdaalka oo tababar loogu soo gabangabeeyey Masar
Qaahira: Tababarka oo ku saabsanaa xakameynta, ilaalinta xuduuddaha, baarista dukumintiyada iyo ka hortagga tahriibinta dadka, waxa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay dowladaha...
Soomaaliya iyo Denmark oo kala saxiixday heshiis deyn looga cafiyey Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Denmark u jooga Soomaaliya Mr. Steen Sonne Andersen ayaa maanta si wadajir...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐ ๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas...










