Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamse “Hanaanka doorasho ee Axmed ka wado Kismaayo waa sharci daro”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayay munaasabadda xil wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka sareeyo-gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa...

CIiidanka NISA oo gacanta kusoo dhigay dhagar qabe katirsanaa khawaarijta

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaariijta oo u qaabilsanaa hubinta badqadka gaadiidka ay...

Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Yuusuf Dheeg oo Hargeysa ku geeriyooday

0
Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Danjire Yuusuf Xasan Faarax (Yuusuf Dheeg) Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Marxuumka ayaa tariikh...

Hay’adda Duulista Rayidka JFS iyo ICAO oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Md. Cabdikariim Cabdow Xeydar oo uu wehliyo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Ahmed Moallin...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Ahmed Moalim Fiqi Ayaa la Kulmay Wafdiga Norway si...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moalim Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday...

Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed uga qeyb galay Jaamacad ku taalo dalka Shiinaha

0
Changsha:- Waxaa Todobaadkan magaalada Changsha ee dalka Shiinaha lagu qabtay Bandhig dhaqameed, kaas oo ay ka qeyb galeen arday badan oo Ajaaniib ah oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Ayaa ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM ee Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo la kulmay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, waxayna...

Dowlada Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee 𝐆𝐥𝐨𝐛𝐚𝐥 𝐆𝐫𝐞𝐞𝐧...

0
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee 𝐆𝐥𝐨𝐛𝐚𝐥 𝐆𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐆𝐫𝐨𝐰𝐭𝐡 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐢𝐭𝐮𝐭𝐞 (𝐆𝐆𝐆𝐈) oo ay noqoto dal xubin buuxa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay oo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

0
;-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Axmed Maxamuud Muxumed, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.