Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,waxaana ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa...
Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in guula waweyn laga gaaray dagaalka ka dhanka ah...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dowladda oo ka duuleyso...
Ra’iisul wasaare Xamsa “ficillada Itoobiya qaadayso waa kuwo qalqal gelinaya nabadgalyada iyo xasiloonida Geeska...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda faderaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbada ka jeediyay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Itoobiya ay halis ku tahay...
Wasiirka Deegaanka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeybgashay Shirka Wasiirrada ee looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG)....
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
New York:- Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa madasha kalfadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kula kulmay...
Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka horumarinta magaalooyinka
Wasiirka Howlaha Guud & Guriyeynta ee dowladda Masar, Injineer Sherif El-Sherbiny ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS,...
Wasiirka Deegaanka XFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlay la qabsiga isbeddelka cimilada
New York: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa ka qeyb gashay shir heer sare ah oo ay soo qaban...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden
New York): Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka Mudane Joe Biden,...
Mudada qabashada araajida shirkadaha diyaaradaha ee qaadi doona Xujeyda oo la kordhiyay
Guddiga Tartansiinta ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa kordhiyay mudada qabashada araajida tartanka shirkadaha diyaaradaha ee qaadi doona Xujayda Soomaaliyeed ee sanadkan 1446/2025.
War...
Maamulka SODMA iyo Qaramada Midoobay oo ka hadlay xaaladda bin’aadanimo ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka (SODMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahana isku-duwaha gargaarka...










