Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo tababar u xiray qaar kamid ah shaqaalaha
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS Mudane Seekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira sare u qaadista awooda...
Safiirka J.F.S ee Masar oo kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Jabaan
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa la kulmay safiirka Safaaradda Japan ee fadhigeedu...
Madaxweynaha JFS oo shir seddex geesood ah la qaatay madaxda dalalka Ereteriya iyo Masar
Asmara, Oktoobar 10, 2024; Shir saddex-geesood ah oo ay ku kulmeen Madaxweynayaasha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ereteriya Mudane Asias Afwerk iyo Masar Mudane...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo booqday Isbitaalka Madiina
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto, Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta booqday Isbitaalka Ciidanka Booliiska ee Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda Isbitaalka, Shaqaalaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo qaabilay Marina Walter
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) oo ay...
Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo looga dooday ajendayaasha kulamada golaha todobaadka soo socda
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay kulanka Guddiga joogtada ah oo dhacay xarunta...
Warbixinta Todobaadlaha ah ee dowladda Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 10-ka October 2024
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara wadahadal kula leh Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki oo ay ka wadahadlayaan xoojinta xiriirka...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Sacuudiga u...
Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Ereteriya oo kulan 3 geesood ah uga socdo Asmara
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha dalalka Masar Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerk ayaa waxaa uga...
Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi oo Gaaray Magaalada Asmara
Asmara: Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, iyo wafdigiisa ayaa maanta gaaray magaalada Asmara, kadib casuumaad uu ka helay Madaxweyne Isaias Afwerki, waxaana si diiran...










