Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cali Yusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Xildhibaan Sadad Maxamed Nuur iyo Wasiir...

Madaxweynaha JFS iyo dhigiisa Ereteriya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

0
Asmara: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Asmara kulan kula qaatay dhigiisa Ereteriya, Isaias Afwerki, iyagoo ka wada hadlay xiriirka...

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo gaaray Magaalada Seattle

0
Seattle: Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Seattle, Gobolka Washington...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta

0
Abu Dhabi: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey xadka Baay iyo...

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa hawlgal ay maanta ka fuliyeen deegaanno dhaca xadka gobollada Baay iyo Bakool ku burburiyay goobo ay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta...

Soomaaliya iyo Eritrea oo ka wada arrinsanaya xasiloonida gobolka

0
Asmara: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaas oo ay uga billaabantay booqasho shaqo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eretria

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Eritrea. Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid shaqo, waxa uuna kulamo la...

Madaxweynaha JFS oo tababbar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababbar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababbaran...

Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Safiir ku xigeenka Findland ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala hadlay dowladda Finland xoojinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka Qatar u jooga Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Dr. Cabdullahi Binu...