Wararka Gudaha

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeeray furimaha dagaalka ka dhanka khawaarijta ee aagga Ceeldheer

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka S/Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa deegaanka Waniile oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kulan kula qaatay...

Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed

0
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 70-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay lana...

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u...

0
Geneva: Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gudbiyeen Soomaaliya iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Safiirka Switzerland ee qaabilsan waddamada Bariga Africa

0
Nairobi: Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ku gudajira socdaal shaqo oo uu maalmahan ku joogay magaalada Nairobi ayaa maanta...

Wasaaradda Awqaafta XFS iyo Midowga Xamladaha Xajka oo shaaciyey in la bilaabay qabashada baasaboorada...

0
Maanta waxaa magaalada Muqdisho si wada jir ah shir jaraad uga qabtay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Ibrahim Adam Ibrahim...

War-murtiyeed Wadajir ah oo ka soo baxay Shir Madaxeedka Saddex-geesoodka ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay shir madaxeed saddex geesood ah oo ka dhacay magaalada Asmara, caasimadda dalka...

Madaxeyne Xasan Sheekh oo booqday xerooyinka tababarka ciidanka Soomaalida ee Dalka Eritrea

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Eritrea ayaa kormeeray xerooyin ay ku jiraan ciidamo Soomaali ah oo...

Ciidanka Xoogga oo deegaanno muhiim ah ka sifeeyay khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal sifeyn ah ka sameeyey deegaanno dhaca duleedka Jowhar,Awdheegle iyo Daarusalaam oo ka wda tirsan gobolada Shabeellaha Hoose iyo Sh.Dhexe. Deegaanadan...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray waddooyin cusub iyo kuwo kale oo lagu...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah, taas oo laga hirgeliyey degmada...

Walaaca ku saabsan duqeymaha Isra’el ee Lubnaan iyo Gaza oo sii kordhaya

0
Israa’iil ayaa dishay ugu yaraan 22 qof,isla markaana dhaawacay 117,kadib markii ay duqeymo ku  weerareen bartamaha magaalada Beyruut,halkaasi oo ay ku burburiyeen laba dhismo...