Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray
Shirkaan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay Muhiimada Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya, iyo sidii loo mideyn lahaa...
Taliye Nuur Farey oo kormeeray difaacyada ciidamada xoogga dalka ee deegaanka Janaale
Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/sare Nuur Maxamed Gaabow “Nur Farey” oo ku sugan deegaanka Janaale ayaa booqasho dhiiragelin...
Sheekh Cali Wajiis “Khawarijta Soomaaliya joogta waa kuwo aad xagjir u ah,”
Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliya lana hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay falalka gurracan ee Khawaarijta iyo dhibaatada ay ku...
Dowladda Federaalka oo cambaareysay falalka gurracan ee Itoobiya ay ka waddo xuduudaha dalka
Dawladda Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa, isla markaasna ay si weyn uga soo horjeeddaa xad-gudubyada Dawladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay ku carqaladaynayso...
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...
Xoghaya joogtada wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Aadan Xaadoow, ayaa kulan Muhiim ah la qaadatay Madaxa Hay’adda IOM ee...
Wasiirka Gaashaandhigga “Guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta warbaahintu waxa ay ka qaadatay door muhiim...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,oo ka qeyb galayay shirka madasha Istiraatiijiyadda xiriirka Warbaahinta ayaa sheegay in warbaahintu ay kaalin wey ka qaadatay...
𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐫𝐚𝐚𝐤𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐛𝐚𝐜𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐨𝐨𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐉𝐢𝐧𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚.
-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa maanta kulan la yeeshay saraakiisha xafiiska daabacaadda baasaboorrada si loo dardargaliyo...
Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo Maalintii labaad ka socdo Muqdisho
;-Waxaa maalintii labaad Muqdisho ka socda Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya.
Shirka oo maanta lasoo xirayo waxaa ka qeyb galaya wasiirro ka tirsan XFS,...
Soo-celinta Muwaadiniinta waa qeyb kamid ah Dadaallada Lagula Dagaallamayo Tahriibka
-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si guul leh u soo celisay 47 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Madagascar, iyada oo adeegsanaysa diyaarad gaar ah...










