Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabbilay Ku-simaha Safiirka Suudaan

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya. Kulanka waxa diiradda lagu saaray...

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka XFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Seatle ee Dalka Mareykanka

0
USA- Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed oo si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Seatle ee Dalka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo gudbisay Wasaaradda Cadaaladda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Furay Shirka 7-aad ee Madasha Dhaqaalaha Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka....

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Qoyska

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqda aadanaha u magacaabay Marwo Xanaan Cabdicasiis Barre. Kulanka...

Ciidanka xoogga oo saakay la wareegay degaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug

0
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka Howgallo ka dhan ah khawaarijta ka billaabay Koonfurta Gobolka Mudug Ciidamada ayaa  saaka ka ruqaansaday Degmada Xarardheere...

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo soo dhoweyn diirran loogu sameeyay gobolka Ohio ee dalka...

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa kulan is...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Turkiga

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktas...

Duqa Muqdisho oo sheegay in ay dhiirra gelin doonaan cid kasta oo door ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in maamulka Gobolka uu dhiiragelin doono cid kasta oo door...