Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil loo tababaray xiriirka...
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) oo uu wehliyo Aggaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Mundane Yuusuf Cali Maxmed ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay xaafad casri ah oo laga hirgalinayo Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho...
Xoghayaha guud ee golaha shacabka oo ka qaybgalay shirka xoghayaasha Baarlamaanka adduunka
Geneva: Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri oo uu wehliyo xoghaye kuxigeenka Golaha Aqalka Sare ayaa...
Wasiir Fiqi oo la kulmay guddiga arrimaha dibadda aqalka sare
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda FS Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Aqalka Sare,...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray shirarka qaar ka mid ah guddiyada golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guda jira gudashada waajibaadkiisa shaqo iyo dardargelinta howlaha...
Shirka 19-aad ee Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada ee NAFISAT oo ka...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay shirka 19-aad ee Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada ee NAFISAT.
Hay’adaha duulista rayidka...
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo la kulmay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis Lancinskas.
Labada masuul ayaa kulankooda...
Ciidanka xoogga oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada hoose
Guutada 14-ka Octobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fulisay degaanno hoos taga tuulooyinka Jannaale iyo Shalanbood ee gobolka Shabeellada...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo deeq waxbarasho siisay arday u dhalatay dalka Suudaan ee ku...
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda u dhalatay dalka Suudaan ee ku nool Soomaaliya.
Qoraal kasoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabbilay Ku-simaha Safiirka Suudaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.
Kulanka waxa diiradda lagu saaray...










