Wararka Gudaha

Shirka meelmarinta habraacyada isku xirka Dhaqaalaha Buluugga ah oo lagu soo xiray Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa soo xiray shirka meelmarinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha...

Wasiirka Deegaanka XFS oo dalka Sacuudiga uga qeyb gashay shir looga hadlayay Cagaarinta Bariga...

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya uga qeybgashay shir-ka Golaha Wasiirada ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025. Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa...

Wasiirka Dekedaha dalka Masar iyo maalgashadayaal uu hoggaaminayo oo kusoo wajahan Muqdisho

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebeene ayaa sheegay in dalka ay kusoo wajahan yihiin Wasiirka wasaaradda Dekedaha dalka...

Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho

0
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...

Shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka Qaranka oo Muqdisho ka furmaya

0
Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa sheegay in maalinta barri ah uu Muqdisho ka furmayo shirweyne looga...

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil loo tababaray xiriirka...

0
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) oo uu wehliyo Aggaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Mundane Yuusuf Cali Maxmed ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay xaafad casri ah oo laga hirgalinayo Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho...

Xoghayaha guud ee golaha shacabka oo ka qaybgalay shirka xoghayaasha Baarlamaanka adduunka

0
Geneva:  Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri oo uu wehliyo xoghaye kuxigeenka Golaha Aqalka Sare ayaa...

Wasiir Fiqi oo la kulmay guddiga arrimaha dibadda aqalka sare

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda FS Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Aqalka Sare,...