Wararka Gudaha

Taliska Booliska oo faahfaahin ka bixiyay naftii halige isku qarxiyay goob lagu harsado

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo saaray qarax galabta qof naftii halige ah oo ka tirsanaa Khawaarijta uu ka geystay goob dadka...

Wasiir Fiqi oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macalin Fiqi, iyo Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa si diirran u soo dhaweeyay Wakiilka Xoghayaha Guud...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Soomaali) ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu lafagurayo...

Ciidanka Xoogga Dalka oo kala wareegay ATMIS Saldhigga Kudhaa ee Jubbada Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kala wareegay howlgalka ATMIS saldhigga Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo ka dhigan guul wayn oo laga gaaray...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Gobolka Banaadir ayaa ugu horreyn doona doorashooyinka”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalay  ka qayb galay bandhigga wax-qabadka maamulka Gobolka Banaadir ee 2023-2024, ayaa sheegay...

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay shirka golaha wadatashiga Qaran

0
War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa lagu sheegay in madaxda golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban dowladda FS...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay ahmiyadda qorshaha isbadalka Qaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Daahfurka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029 ayaa tilmaamay marxaladaha kala duwan ee...

Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo xariga ka jaray xarunta wasaaradda oo dib u...

0
Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS mudane  Xasan Macalin oo ay wehliyaan wasiiru-dowlaha iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda ayaa maanta xariga ka...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Culimaa’uddiinka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay maanta qaar ka mid ah Culumaa’uddiinka Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa Culimada kala hadlay...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabbilay qaar ka mid ah madaxda hay’adaha samafalka ee Turkiga

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday hay’adaha  dowladda Turkiga...