Wararka Gudaha

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ay...

Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Mareykanka, kaas oo ku guuleystay doorashadaka dhacday  dalkaasi. “Waxaan kuugu hambalyeynayaa...

Soomaaliya oo ka baxday liiska Waddamada Qaamaysan (WARBIXIN)

0
Tan iyo markii ay Hey’adda Lacagta Adduunka IMF iyo Baanka Adduunka ay ku dhawaaqeen in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan oo doolarka...

Shir looga hadlayo u adkaysiga aafooyinka oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha u Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya ku soo laab laabta, waxana uu socon donaa muddo laba maalin ah. Shirweynahaan waxaa...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka

0
Berlin;- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Mudane Olaf Scholz ayaa kala...

Wasiirka amniga gudaha oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Serbia

0
Glashow: Wasiirka amniga gudaha dowladda FS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Kulan muhiim ah oo ku saabsan xoojinta iskaashiga dhanka amniga la yeeshay...

Mareykanka oo Soomaaliya ka cafiyey lacag deyn ah oo dhan $1 Bilyan oo Doollar

0
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey in ka badan $1...

Dowladda Soomaaliya oo Midowga Yurub kala wareegtay gaadiid iyo agab ciidan

0
Munaasabadda wareejinta gaadiidka, agabka ciidamada iyo tas-hiilaadka caafimaadka oo lagu qabtay dugsiga tababarka ciidamada ee Dhego badan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiru...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee dalka oo Qaahira uga qaybgalay madasha magaalooyinka Adduunka

0
Qaahira: Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aaad ee dalka Cabdisalam Cabdi Cali (Dhaay) ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kaga qeyb galaya kulanka 12-aad...

Kusimaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Muqdisho

0
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka...