Wararka Gudaha

Wasiiradda Waxbarashadda iyo arrimaha guddaha oo furay munaasabada isku xirka Waxbarashadda iyo Aqoonsiga qaranka

0
Wasiirada Waxbarashada iyo Arimaha Gudaha XFS oo magaalada Muqdisho ka furay Munaasabadda Isku-xirka Aqoonsiga Qaranka iyo adeegyada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Munaasabaddan waxaa...

Wasiirka Duulista iyo hawada XFS oo booqatay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Fardowso Cismaan Cigaal oo uu wehliyo Maareeyaha hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin ayaa maanta soo booqatay Xarunta Sheybaarada...

SODMA oo Baydhabo dirtay afar diyaarad oo sida shixnado gargaar ah

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxa ay u dirtay afar diyaarad oo...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka 7aad ee Solorka Adduunka

0
Magaalada New Delhi ee Caasimadda dalka Hindiya waxaa ka furmay shirkii 7aad ee Golaha Wadamada ku bahoobay Isbahaysiga Solarka Aduunka (Seventh Session of the...

Wasiirka amniga gudaha oo Ingiriiska uga qaybgalay shirka 92-aad ee INTERPOL

0
Glasgow: Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qeyb galay shirka guud ee 92-aad ee INTERPOL oo ka dhacay magaalada...

Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan la qaatay madax ka tirsan hay’adda Transparency International

0
afiiska Hantidhowrka Guud (XHG) ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Daahfurnaanta Adduunka (Transparency International) ayaa maanta yeeshay markii ugu horreysay kulan isbarasho ah, kaas...

Ra’iisal wasaare Xamse oo magacaabay xubno cusub oo xukuumadda ka mid noqonaya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay mudane Cabdirashiid Maxamed Ducaale wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo...

SoDMA oo diyaarado gargaar wada u dirtay Diinsoor ee gobolka Baay

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa maanta markale gaarsiisay saddex diyaaradood oo sida shixnado gargaar ah degmada Diinsoor ee gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed. Degmadaan...

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub...

Mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay oo gaaray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Kamaal Daahir Guutaale iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga Caalamiga ah Maxamed Shire...