Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo la kulmay Ku-xigeennada Xeer ilaalinta
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Suleyman Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Xeer Ilaaliye ku-xigeennada cusub ee dhowaan la qaatay.
Shirka oo ujeedkiisu...
Guddoonka Baarlamaanka JFS oo magacaabay guddi u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi kumeel gaar ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka.
Guddigan ayaa loo xilsaaray diyaarinta...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho.
Bandhiggan oo ah midkii 8-aad ayaa waxaa kasoo...
Golaha Wasiirada XFS oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan la-Dagaallanka Argagixisada
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda...
Soomaaliya iyo Japan oo Kala Saxiixday Heshiis Deyn Cafin ah
Nairobi:- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u...
Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo galay maalintii labaad
Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, waxaa lagu soo bandhigay cilmi-baarisyo iyo daraasado ku saabsan xal u helidda...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo faahfaahin ka bixiyay socdaalka uu ku marayo dalalka qeyb ka...
Kampala:- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku marayo dalalka Soomaaliya ciidamadu ka joogaan iyo kuwa cusub...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad oo Qaahira loogu sameeyay kulan casho sharaf ah
Qaahira:- Safiirada Soomaaliya iyo Jabuuti ee dalka Masar ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi...
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo kulan la yeeshay khubaro ka socotay FBI-da Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay khubaro ka socotay FBI-da Mareykanka.
Taliye Asad ayaa Saraakiisha Khubarada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay shirka maalgashiga Jarmalka iyo Afrika
Frankfurt: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka...










