Wararka Gudaha

Ciidanka puntland oo cagta mariyay fariisimahii Daacish ee gobolka bari

0
Boosaaso-Ciidamada ciribtirka argagixisada ee deegaanada dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyey ugu yaraan shan talis oo Khawaarijta Daacish ay ku lahaayeen dhulka Buuraleyda ah ee...

Wasiirka madaxda iyo howlwadeennada Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cumar Cali Axmed

0
TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...

Soomaaliya oo u sharaxan ku biiridda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika

0
Soomaaliya ayaa kuu biirtay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kana mid noqotay 15-ka xubnood ee Golahaasi ayaa dhawaan waxaa la qabtay shirkii koowaad ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxda dalladaha ururrada bulshada rayidka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda Dalladaha Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed. Madaxweynaha...

Isra’el oo duqeymo ka geysatay Yemen, Lubnaan iyo Gaza

0
Ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah ayaa saacadihii u dambeeyay lagu dilay weerarrada Israel ee Gaza, sida ay ku warameen ilo-wareedyo caafimaad oo la xiriray...

Wasiir Cali Xoosh: Khawaarijta waa cadow si toos ah u bartilmaameedsaday jiritaanka dowladnimada

0
Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS, mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa saaray farriin ku aaddan qatarta kooxaha khawaarijta, tabaha ay adeegsadaan,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir uga qayb galay magaalada Kampala ee Uganda

0
Kampala; – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qayb galay shir heer wasiir ah oo ka dhacay...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, waxaana uu tilmaamay in xaruntan  noqon doonto mid bulshada...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo xil iska saaray nadiifinta xeebta Liido

0
Looxo dhallinyaro ah oo isxilqaamay ayaa maanta ku dhaqaaqay olole nadaafadeed oo laga sameeyay deegaanka xeebta Liido oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Dhallinyaradaan aqoonyahanka ah...

Ciidanka Dowladda oo howlgal burcad sifeyn ah ka fuliyay Baladweyn iyo Matabaan

0
Ciidanka hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa ku guuleystay in ay qaadaan 16 jidgooyo oo kooxo hubeysan ay dhigteen deegaanada u dhaxeeya Gobolada Hiiraan...